SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
09/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

EX: Madaxweyne C.qaasim oo ka hadlay Doorashada Farmaajo lana Dardaarmey

 

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/qaasim Salaad Xasan oo ka halday Doorashada Madaxweynaha oo Arabacadii ka dhacday Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo).

Waxa uu sheegay Madaxweyne Farmaajo in uusan kaligiis waxba qaban karin, balse looga baahan yahay in uu soo dhiso xukuumad dhaxal gal ah oo dalka bad baadin karta, si guulo la taaban karo loo gaaro.

Sidoo kale C/qaasim Salaad Xasan ayaa Madaxweynaha cusub ugu baaqay in uu soo doorto Ra’iisul Wasaare dadku ay la dhacaan oo lagu qanco, dadka iyo dalkana wax u qabta, isagoo sidoo kale sheegay muhiim in ay tahay taareero in la siiyo Dowladda cusub.


Tii xalay ka dhacday Magalada Muqdidsho waa la ogaa, oo dadka iyo Ciidamada la kala garan waayay, Rasaastii ay dadka ka carari jireena xalay ay dhanka ka dhaceysay u soo ordayeen, taasi oo muujineysa taageerada dareen la’aanta keentay ee loo hayo Maxamed Farmaajo.

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®