SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
08/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Xildhibanada Dib Uga Soolabtay Xarunta Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

 


Xildhibaanada ka soolaabtay xarunta ay ka dhaceyso doorashada madaxweynaha Soomaliya waxa ay shegeen in ay ku suganyihiin Hoteel aan ka fogeyn garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Duniyo Maxamed Cali oo ka mida xildhibaanada dib uga soolabtay hoolka doorashada oo ku yaal xarunta ciidamada Cirka ee degmada Xamar Jajab ayaa sheegtay in mudanayaasha aan loo muujin wax ixtiraama.

Waxaana ay cadeysay in xildhibanaada ay ka mid tahay aysan u dulqadan doonin in xasaanadooda lagu xadgudbo ama meel loga dhaco,in kasta oo xildhibanada Baarlamanka qaarkood ay gudaha galeen.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®