SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
08/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

EX: Odey Madaxweyne C/qaasin oo ka hadlay Doorashada Madaxweynaha maanta dhaceysa

 


Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, C/qaasim Salaad Xasan, ayaa wuxuu ka hadlay Doorashada maanta lagu wado in ay ka qabsoomto Magaalada Muqdisho.

C/qaasim Salaad Xasan, ayaa arrin dadka iyo dalkuba u baahan yihiin ku sheegay in la soo doorto madaxweyne, hadhow soo xulan kara Ra’iisal Wasaaraha soo xusha Gole Wasiiro oo tayo leh.

C/qaasim Salaad Xasan oo la hadlay VOA, lana weydiiyay rajada uu ka qabo dowlad amniga hanata oo Somaliya yeelato, ayuu sheegay in rajadiisa ay aad wayn u tahay.

Laba iyo labaatan Musharax, ayaa waxaa hadda la’ogyahay in ay u sharaxan yihiin jegada madaxtinimada dalka, waxaana Magaalada Muqdisho laga dareemay baaxadda ololaha ay ka wadaan.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®