SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
07/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

DEG DEG: Musharaxa Madaxweyne oo tanaasulay ka dib markii uu arkey..

 

Musharax Madaxweyne C/raxmaan Sheekh Maxamed (Faroole) ayaa goor dhow ku dhawaaqay in uu ka tanaasulay Musharaxnimada xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Manta waxa soo baxaya warkan sheegaya in la xaqiijiyay ilo ka akdhow C/raxmaan Faroole in uu iscasilayo.

C/raxmaan Sheekh Maxamed (Faroole) ayaa ka mid ahaa Musharaxiinta galaangalka siyaasadeed ku dhex lahaa Doorashada Soomaaliya.


Sidoo kale waxaa soo baxaya warar sheegaya in maanta ay is casili doonaan Musharaxiin kale, sida ay xaqiijiyeen ilo madax banaan.

Maalinta berri ah oo Taariikhda ay ku beegan tahay 8-da Febraayo waxaa dhaceysa Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo ay u taagan yihiin Musharaxiin ka badan 20.

Ammaanka Magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyay, waxaana wadooyinka la soo dhoobay Ciidamo aad u fara badan, si looga hortago arbushaad xilliga Doorashada.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®