SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
07/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaafiic xalay la isku weedaarsaday Degmada Qoryooleey.



Xarakada Al Shabaab ayaa lagu soo warramayaa in xalay tiro Madaafiic ah ay ku garaaceen Saldhigyo Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ku leeyihiin degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Sida uu xaqiijiyay Taliyaha Saldhiga Degmada Qoryooleey ee Dowladda Soomaaliya Cali Waal Madaafiicda ayaa ku dhacay Saldhigyada Ciidamda dowladda Federaalka iyo AMISOM ay ku kala leeyihiin gudaha iyo banaanka degmadaasi.

Warar Madax banaan ayaa iyaguna ku soo warramaya in ay jireen Madaafiic AMISOM ay ku jawaabayeen oo ku hoobtay duleedka degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Ma cadda khasaaraha duqeymahaasi Madaafiicda ah ee la isku weedaarsaday degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®