SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
07/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Siyaasi Faratoon oo Sheegay in Gallayr uu yahey Muwaadin Somali-land. Khaatumana ay jabhad Isaga Ka Amar Qaadata tahey

 

Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Somaliland, Yaasiin Maxamud Xiir (Faratoon), ayaa warbaahinta Magaalada Haregysa u sheegay inaysan dhibaato ku jirin socdaalka uu ku yimid Hargaysa, Madaxweynaha Maamulka Khaatumo State kadib markii Malaashiaad hubeysan u diideen in u ka duulo magalada Buuhoodle, waxa uuna tilmaamay inuu ka qayb qaadanayo wada-xaajoodka u dhaxeeya Somaliland iyo Khaatumo.

Sidoo kale Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Somaliland, Yaasiin Maxamud Xiir (Faratoon), ayaa sheegay in uu ku waaberiistay Madaxweynaha Magaalada Hargeysa islamarkaana uu ka duulay garoonka Hargeysa isagoo usii jeedda wadanka Jabuuti oo uu ka furmayo wada hadaladdii isaga iyo Somaliland u dhexeeyey.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Somaliland, Yaasiin Maxamud Xiir (Faratoon),ayaa sidoo kale Gallayr ku tilmaamay muwaadin reer Somaliland ah, halka maamulka Khaatumo uu ku sifeeyay jabhad isaga ka amar qaadata oo katirsan deegaanada Somaliland.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®