SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
06/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

DEG DEG: Prof: Galeyr oo ah Madaxweynaha Khaatuma Oo Gaaray Magaalada Hargeysa.

Prof Cali Khaliif Galeyr madaxweynaha Khaatuma ayaa gaaray Magaalada Hargeysa xarunta maamulka Soomaaliland halkaas oo uu uga sii gudbi doono Garoonka Hargeysa si uu uga dhoofo Dalka Jabuuti oo ay wadahadalada qeybta Seddexaad Khaatuma iyo Soomaaliland uga furmi doonaan Labada Garab.

Madaxda maamulka Soomaaliland aya warbaahinta u xaqiijiyey in Hargeysa uu tagay Galer islamarkaana halkaasi lagu soo Dahaweeyey Balse uu sii socdaali doono Jabuuti, waxaana aad loo hadal hayey safarka madaxeynaha khaatumo Cali Khaliif Galeyr oo ay warar kala duwan kasoo baxayeen Safarkiisa Tan iyo Shalay waxaana ugu danbeyn uu gaaray Hargeysa iyadoo labada dhinaca wada hadalo ay ku leeyihiin magaalada Jabuuti ee Dalka Jabuuti waxaan halkaasi isugu tagi doona labada dhinaca si loo anba qaado wadahadalada Somaaliland Iyo Khaatuma.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®