SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
06/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Taliyaha Nabad Sugida ee Magaalada Cadaado oo Xilka Laga Qaadayo ka dib markii uu diidey in uu yimado gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Barlam..

 

Xildhibaan Maxamed Xasan Geelle oo kamid ah Baarlamanka Maamulka Galmudug hadlay ayaa nasiib daro ku tilmaamay in Gudoomiye ku-xigeenka kowaad ee Baarlamanka Maamulka Galmud in laga hor istaago galida magaalada Cadaado.


Waxa uu sheegay Xildhibaan Maxamed Xasan Geelle in arintaan uu sameeyay Taliyaha Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Maamulka Galmudug islamarkaana uu soo amray Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen guuleed oo kasoo horjeeso xil ka qaadistii dhawaan laga sameeyay.

Xildhibaan Maxamed Xasan Geelle ayaa tilmaamay in Kulanka ugu horeeya a yeelan doonaan ay Su’aalo ku weydiin doonaan Guddiga amniga baarlamanka Galmudug islamarkaana laga shaqeyn doono sidii xilka loogu qaadi lahaa Taliyaha Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Maamulka Galmudug.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®