SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
05/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweyne Xasan oo xili 3 maalmood ka dhimantahey Doorashada Madaxweynaha ka hadlay dhulalka Dantaguud

 


Madaxweyne Xasan ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay in ay jiraan eedeynta loo jeedinayo Dowladiisa iyo in uu wax ka ogyahay dhulal danguud ah in lagu wareejiyay Hay’ado gaar ah.

Waxa uu sheegay Madaxtooyada in aysan waxba ka quseyn dhulalka bixintooda iyo waliba dabagalkooda, hase ahaatee waxa uu sheegay arrintaasi in ay u xilsaareen Dowladda Hoose ee Xamar, maadaama marar badan Dacwadda dhulalka ay in badan ku soo laa laabatay.

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriayada Federaalka Soomaaliya ayaa sheeagay in ay jiraan Guddiyo heer wasiir ah oo loo saaray in ay soo xaqiijiyaan wararka sheegaya in la bixiyay dhulal danguud ah.

Sidoo kale Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in uusan ka war qabin dhul sifo sharci daro ah lagu bixiyay oo ay ogtahay Dowladda Dhexe.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®