SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
05/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Maamulka Ahlu sunna oo walaac ka muujisay Doorashada Madaxweynaha

 

Maamulka Gobolada Dhexe ee ururka Ahlu sunna ayaa walaac ka muujiyay Doorashada Madaxweynaha ee dhaceysa maalinta Arabacada ah ee soo socota.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlu sunna Cali Baashi Aadan Faarax oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa sheegay in ay aad uga walaacsan yihiin, qaabka ay u dhici doonto Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Cali Baashi Aadan Faarax Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlu sunna ayaa sheegay cabsida ugu weyn ee ay qabaan Maamulkooda in uu yahay qaabka xildhibaanada Labada Golle ay u bixin doonaan codkooda.

 

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®