SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
04/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

War Deg Deg ah:- Wasiir Nuux oo mar kale dib loo doortay

 

Doorasho Maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho kamid aheyd Aqalka Hoose ayaa waxaa ku soo baxay Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukumadda Soomaaliya Maxamed xasan Nuux.

Maxamed Xasan Nuux ayaa kamid ahaa Xildhibaanadii Dib loo celiyay.

Qaar kamid ah Musharaxiinta ayaa sheegay in aysan Ogeyn waxa maanta dhacay islamarkaana uusan Guddiga War gelin,waxa Maanta dhaceyna ay lamid yihiin waxii Jowhar ka dhacay.

Waa Xildhibaankii Afraat oo kamid ah Xildhibaanadii la laalay oo soo baxa,waxaana Shantii Xildhibaan ka harsan Xildhibaan lagu Celiyay Jubbaland.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®