SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
04/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Khudbad jeedintii Musharaxiinta Madaxweynaha Somalia oo hada ka bilaabatay Xarunta Baarlamaanka

 

Waxaa goor dhow xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ka bilaabatay dhageysiga wajiga labaad Khudbad jeedinta Musharaxiinta xilka Madaxtinimada dalka.

Xarunta Golaha shacabka waxaa ku sugan 7 Musharax ee maanta loo qorsheeyay in ay jeediyaan khudbadaha, maadaama uu is casilay Eng C/laahi Cali Xasan, iyadoo Musharax walba uu khudbadiisa ku jeedinaya waqti ku siman 30-daqiiqo.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) iyo ku xigeenadiis ayaa ku sugan xarunta ay socoto khudbad jeedinta, si ay ula socdaan Musharaxiinta iyo hadal jeedintooda.


Musharaxiinta khudbadaha jeedinaya ayaa waxa ay kala yihiin:-

C/naasir Cabdulle Maxamed

C/raxmaan C/shakuur Warsame

C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole)

C/laahi Cali Axmed (Cadow Cali Gees)

C/laahi Ciilmooge Xirsi

C/qaadir Cosoble Cali

Cali Xaaji Warsame.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®