SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
04/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Ilaa 60,000 Oo Qof Oo U Socdaali Lahaa Maraykanka Oo Fiisooyinka La Kansal Gareeyey.

 


Hadal ka soo baxay Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ayaa lagu sheegay in Fiisooyinkaasi la buriyey, kadib, markii uu Madaxweyne Donald Trump xayiraadda Safarka ku soo rogay 7 Waddan oo Muslim ah.

Hadalkan ayaa soo baxay Jimcihii, saacado kadib, markii ay Warbaahinta Maraykanka soo xigteen Garyaqaank Dowladda oo sheegay in ku-dhawaad 100-kun oo Fiiso la kansal-gareeyey, Amarkii Trump kadib.


Dhinaca kale, Aqalak Cad ayaa sheegay in 109 qof la xiray, markii ay ka soo degeen Garoomadda Diyaaradaha markii uu soo baxay Amarka Fulinta ee Donald Trump.

Saraakiisha Ammaanka Gudaha ee Maraykanka ayaa laga soo xigtay in boqolaal qof loo diiday inay soo galaan dalkaasi, markii uu dhaqan galay Sharciga xayiraadda socodka ee lagu soo rogay dadka u dhashay Somalia, Sudan, Syria, Yemen, Libya, Iraq iyo Iran.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®