SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
04/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Ciidamada Puntland oo Weerar ku ah Kooxda Daacish ee ku sugan Gobolka Bari

 

Wararka ka imaanaya Magaalada Garowe ayaa sheegaya in ay jiraan ciidamo Puntland ah oo ka amba baxay Magaalada kuwaasi oo la sheegay inay ku wajahan yihiin saldhigyo kooxda Daacish ay leeyihiin.

Wararka waxa ay intaasi ku darayaan in ciidamo si weyn u abaabulan ay ku baxeen dagaalamayaal Daacish ka tirsan oo meel ku dhow Qandala dhaq dhaqaaqya ka sameenaya.

Saraakiisha aya sheegaya in Daacishta hadda la bartilmaamaysanayo ay yihiin kuwii Kurka ka jaray askar ka tirsan Puntland.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®