SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
28/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Kenya oo Kordhisay Bandawgii Saarnaa Magaalada Mandheera

Dowladda Kenya ayaa waxaa ay Kordhisay Banddawgii saarnaa deegaaanadda Maamul Goboleedka Mandheera.

Xoghaya Arrimaha Gudaha Kenya joseph Nkaissary ayaa Kordhiyay Bandawwgii Saarnaa Magaalooyinka, Mandheera, Cumar Jillo, Carabia,Fino, Lafey katulo, iyo Ceel Waaq waxaana Bandawgas uu socondoonaaa illaa 28 ka March ee Sanadda 2017.

Maamul Goboleedka Mandheera ayaa waxaaa uu kujiray Bandaw Tan iyo 26 kii bishii October, ee Sanadkaan kadib markii mandheera uu ka dhacay weerar ay fulliyeen Dagaalmaayasha Al-shabaab oo ay ku dhinteen 12 Ruux oo loogu galay Hotelkii ay degenaayeen.

Amarka Kordhinta Bandawga ayaa waxaa uu saameeyndoonaa Dadka Tuulooyinka iyo deeganadda kale eek u Yaalla illaa 20 KM Xuduudda ay Wadaagaan Soomalia iyo Kenya kuwaasi oo Guryahooda ku jiri Doonaa inta u dhexeeysa 6:30 Maqribnimmo iyo 6:30 Subaxnimmo, Dadka Deegaanka ee doonaya in ay Banaaanka Ubaxaan Xilliga Bandowga Waxaa ay ubaahan Doonaan in ay Fasax kahelaan Gudoomiye ku xigeenka.

Maamul Goboleedyadda Gobolka Woqooyi bari ayaa waxaa ay ku jireen ilaalo joogto ah oo aysammeeynayaan Ciidamadda Amaanka Kenya kadib weerarro dhowr ah oo Al-shabaab ay ku qaadeen Gobolkaasi, Weerarkii ugu Dhimashadda Badnaana Waxaa uu ahaa kii Bishii April ee Sanadii 2015 ay ku qaadeen Jaamacaddii Magaaladda Gaarisa, oo ay ku dhinteen 147 Ruux.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®