SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
28/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Baarlamaanka Cusub oo Xiliga la qabanayo Doorashada Madaxweyne ee Dalka go'aan ka gaari doona

Iyadoo Shalay la dhaariyay Baarlamaanka Cusub intiisa badan islamarkaana Baarlamaanka Labada Gole ay sheegeen Kulankii Koowaad ayaa waxaa laga sugayaa baarlamaanka in ay shaaciyan Xilliyada la qabanayo Doorashada Guddoonka Labada Aqal iyo mida Madaxweynaha Soomaaliya.

Guddoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka Cusub Cismaan Cilmi Boqore ayaa sheegay in ay ku shaqeyn doonaan oo Kaliya Dastuurka iyo Xeer Hoosaadyada u degsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Cismaan Cilmi Boqore ayaa sheegay in Kulamada ugu horeeya Baarlamaanka ay ku Go’aamin doonaan Doorashada Guddoonka Labada Aqal Xilliga la qabanayo iyo sidoo kale mida Madaxweynaha Soomaaliya.

Beesha Caalamka ayaa Baarlamaanka Cusub ka Dalbatay in ay Dedejiyaan Doorashada Guddoonka Labada Aqal iyo Midda Madaxeynaha intaba.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®