SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
28/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweyne Xasan oo ka hadlay arrimaha Amaanka iyo Dharntii Xildhibanada

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in 48 Saac ee la soo dhaafay ay Ciidamada Ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya fashiliyeen dhaq dhaqaaqyo Ammaanka Muqdisho lagu qal qal gelin rabay.

Mdaxweyne Xashan Sheekh Maxamuud aya sidoo kale bogaadiyay Dhaarinta Xubnaha Cusub ee Labada Aqal.

Waxaana uu Madaxweynuhu Guul Taariikhi ah ku tilmaamay Dhameystirka Xubnaha Labada Aqal.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa ka dalbaday Siyaasiyiinta iyo Beesha Caalamka in ay la shaqeeyaan xubnaha labada aqal ee shalay lagu dhaariyay Magaalada Muqdisho.

Boqolaal ka kala tirsan labada Aqal ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa shalay waxaa lagu dhaariyay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®