SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
28/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Faah-faahinta Qaraxa Gaarigiisa loogu xirey mid Ka ki midda gacansada suuuqa baabuurkiisa

Qarax lagu soo xiray gaari ayaa saakay ka dhacay wadadda Kowaad ee Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan Agagaarka Hoteelka Waheen.

Qaraxa ayaa la sheegay in lagu xiray gaari uu leeyahay mid kamid ah Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, waxa uuna dhacay Markii ka dagay gaarigiisa, waxaana la xaqiijiyay in qaraxa uu baabi'iyay kaliyaha kurisigii uu darawalka uu ka fadhiisto ama( uu ka ka xeeyo.

Ninka Ganacsatada ah oo magaciisa ka gaabsay in uu shaaciyo ayaa si kooban u sheegay in uusan garanaynin sababaha qaraxa loogu xiray gaarigiisa, iyadoo markuu ka dagay kadib inta uusan furin goobtii ganacsi la qarxiyay.

“Qaraxa waxaa lagu xiray kursiga laga wado gaariga, waxuu dhacay markaan ka dagay kadib, xaqiiqdii ma ogaan karo cid ka dambeysay, balse waa la ogaan doonaa”, ayuu yiri Ganacsadaha.

Magaalada Muqdisho waxaa dhowr jeer ooh ore ka dhacay qarax gawaaridooda loogu mas’uul sar sare.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®