SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
28/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Ciidanka dowladda oo dib uga soo laabtey degaano ay shalay la wareegeen

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay faarujiyeen degaanka Moqokori ee gobolkaasi.

Ciidanka dowladda ayaa shalay la wareegay degaanka Moqokori oo ay Al-Shabaab gacanta ku haayeen.

Gudoomiyaha degaanka Moqokori Xasan Barre Makraan ayaa sheegay in ciidanka dowladda Soomaaliya ay dib uga soo baxeen degaanka Moqokori.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay rajaynayaan in ay dib ugu laabtaan degaankaasi maalmaha soo socda.

Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa la sheegaya in ay dib ula wareegeen degaanka Moqokori.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®