SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
27/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Inta Badan Wadooyinka Muqdisho oo saaka u xiran Munaasabadda Dhaarinta Xildhibaanada

Waxaa saaka xiran wadooyinka muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxanan jirin isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha.

Sababta loo xiray Wadooyinka ayaa ah dhaarinta Xildhibaanada Cusub ee Labada Aqal.

Wadooyinka ayaa la dhigay Ciidanka Amniga oo Celinaya Gaadiidka,waxaana dadku ay yihiin kuwo Hal haleel ku maraya Wadooyinka.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®