SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
26/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Qarax ka dhacay Degmada Hawlwadaag ee Gobolka Banaadir

Qarax ah Miinada Dhulka lagu Aaso ayaa ka dhacay Isgoyska Hawlwadaag Ee Gobolka Banaadir,waxaana la sheegay in uusan Geysan wax Khasaare ah.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Hawlwadaag ayaa sheegay in Ciidamada Ammaanka ay Qaraxa ka war heleen islamarkaana ay dadka ka kala Eryeen Goobtii lagu aasay,waxaana ay intaa ku dareen in Kooxdii Qaraxa halkaa ku aastay ay Qarxiyeen.

“Ciidanka Ammaanka ayaa Goobta tagay Markii ay heleen Xogta ah in Qaraxa lagu aasay,iyaga ayaa Dadka ka kala Ceyriyay,Alle ayaa mahaddaas iska leh oo ma jirto wax Khasaare ah oo Qaraxa Miino ka dhalatay”sidaa waxaa yiri Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Hawlwadaag.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®