SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
26/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye oo sameynaya Maamul Goboleed uu yeesho Gobolka Banaadir

Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ah Guddoomiyaha Odayaaasha dhaqanka Midnoimada Beelaha Hawiye ayaa waxa uu ka hadlay arrinta Kuraas kordhinta Maamul Goboleedyada Dalka ee ay Madasha Wadatashiga Hoggaamiyayaasha Qaran go’aamiyeen.

Waxa uu Nabadoonku xusay in uu lumay Maqaamkii Muqdisho isagoo carabka ku dhuftay in Maamullada kale Kuraastooda wax lagu kordhiyay Muqdishana laga Mashquulay Maamul u sameynteeda.

Nabadoon Xaad ayaa shaaca ka qaaday in ay yagleeli doonaan Maamul Cusub oo uu yeelanayo Gobolka Banaadir.

Hadalka Guddoomiyaha Odayaasha Dhaqanka Midnimada Beelaha Hawiye ayaa imaanaya maalin kadib markii Magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay Shirkii Madasha Wadatashiga Hoggaamiyayaasha Qaran.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®