SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
26/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Muwaadin xanuunsan oo Somaliya oo lagu la’ yahay dalka Maraykanka

Cali Xuseen Axmed oo 39-jir ayaa la sheegay inuu la la’ yahay tan iyo bishan December 21-diii, sida ay sheegeen Qoyskiisa oo uu kula noolaa magaalladda Cleveland ee Gobalka Ohio ee dalkaasi.

Ninkaasi ayaa la sheegay inuu la xanuunsan yahay Cuddurka Dhimirka, mana laha xusuus iyo Ogaal kale, kuma hadli karo Luqadda English-ka.

Nin la dhashay Bukaankaas maqan ayaa u sheegay Warbaahinta Maraykanka inay isaga iyo Walaalkiisa iyo Qoyskooda dhowr bilood Qaxooti ahaan ku soo galeen Maraykanka.

Wuxuuna intaasi ku daray inuusan Walaalkiisa wadanin Labiska looga hor-tago Qa boqga daran ee ka jira Maraykanka.

Dhinaca kale, Jaalliyadda Soomaalida ee deggan magaalladda Cleveland ayaa la sheegay inay taageero siiyeen Qoyskaasi, isla markaana ay ku hawlan yihiin sidii loo heli lahaa Ninka Bukaanka ee la la’ yahay tan iyo bishan December 21-dii.

HOME
kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®