SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
26/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Diyaarado Dagaal oo Xalay Duqeeyay qeybo ka mida Gobolka Shabellaha Hoose

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha Hoose gaar ahaan Tuulo lagu Magacaabo Waayo-arag oo hoostagta Degaanka Janaale ay Xalay duqeyeen Diyaarado Dagaal.

Duqeynta ayaa la sheegay in ay Fuliyeen Labo Diyaaradood oo nuuca Dagaalka ah,kuwaas oo Bartilmaameedsaday Saldhig Xarakada Al-shabaab ay ku leeyihiin Tuulada Waayo-arag oo 7 KM u jirta degaanka Janaale.

Goobjoogeyaal ayaa sidoo kale sheegay in Diyaaradaha ay halkaas ku dageen Duqeynta ka dib,waxaana ka soo degay Ciidan Lug ah,iyadoo Dagaal toos ah uu dhexmaray Ciidankii ka soo dagay Diyaaradaha iyo Dagaalameyaasha Al-shabaab.

Weli ma jirto Cid Ogaan karta Khasaaraha ka dhashay Duqeynta Xalay Diyaaradahu ay ka Fuliyeen Gobolka Shabellaha Hoose.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®