SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
2512/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Imaaraatka iyo Turkey oo looga digay Danahooda Siyaasadeed ee Soomaaliya

 


Boqor Cabdi Axmed Cali oo ka mid ah Waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ka digay Danaha Siyaasadeed ee dowladaha Turkey iyo Isutagga Imaaraatka Carabta ka leeyihiin Soomaaliya.

Waxa uu tilmaamay Boqorku in loo aaneyn karo arrintaan:-

in Madaxda Soomaaliyeed dowlado Shisheeye ay u raadsadaan Darajo iyo xil hogamineed in dalka ay ka qabtaan.

Hadaba Boqorka ayaa ku baaqay in loo baahan yahay in arrimahaan ay wax ka qabtaan hoggaanka dalka.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®