SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
2512/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Nabad Sugida Dowlada oo sheegtay in Rag ka tirsan Daacish ay baaritano ku hayaan



Ciidanka Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka oo ku sugan Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay baarayaan Rag lala xiriirinayo in ay ka tirsan yihiin Dagaalyahanada Ururka Daacish.

Raggaan la baarayo oo laga soo qab qabtay qeybo ka mid ah Gobolka Hiiraan ayaa tiro ahaan gaaraya illaa 3 qof.

Waxaana la sheegay in ay la socdeen Gaari ka yimid Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.

Sida mid ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Dowladda Gobolka Hiiraan uu xaqiijiyay waxaa la tuhusan yahay in raggaasi ka tirsanaayeen Dagaalyahanadii ka soo dagaalamay deegaanka Qandala ee Gobolka Hiiraan.

Ururka Daacish ayaa dhaq dhaqaaqyadooda ka billaabay gudaha dalka Soomaaliya iyagoo haatan saldhigyo ka sameystay qeybo ka mid ah deegaanada Maamulka Puntland.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®