SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
2512/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

War Deg Deg ah:- Xeerilaaliyihii Maxkamadda Ciidamada maamulka Puntland oo Boosaaso lagu dilay

 

Hubeysan ayaa Bartamaha Magaalada Boosaaso ku dishay Allaha u Naxariistee C/kariin Xasan Firdhiye oo ahaa Xeerilaaliyihii Maxkamadda Ciidamada Puntland.

Dilkaan oo ay Fuliyeen Koox aan weli la garan ayaa kadhacay Meel u dhaw Hoteel uu Boosaaso ka degenaa Xeerilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada Puntland C/kariin Xasan Firdhiye sida uu noo xaqiijiyay Sargaal ka tirsan Ciidamada Booliska Puntland.

Dilkaan ayaa yimid Xilli Baaritaano Xoogan oo Amniga lagu Xaqiijinayo uu ka socdo Magaalada Boosaaso,waana Dilkii Saddexaad oo 15 Cisho Gudahood ka dhaca Magaalada Boosaaso,waxaana horay Dilal Qorsheysan loogu dilay sidaan oo kale Taliye Kuxigeenkii Saddexaad ee Ciidamada Booliska Puntland Saxardiid iyo Agaasimihii Madaxtooyada Boosaaso Aadan Gaas.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®