SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
22/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dib u dhac markale ku yimid Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka

Dib u dhac ayaa markale ku yimid Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya iyo Labadiisa ku xigeen, maadaama horey Madasha Wadatashiga Qaran ay ugu heshiiyeen in Doorashada Gudoonka Baarlamaanka ay dhacdo 22-ka Bishan oo maanta ku beegan.

Jadawlkii ay horey u soo saareen Madasha Qaran ayaa waxaa ku qornaa Munaasabada dhaarinta xildhibaanada cusub in ay dhacdo 15-kii Bishan, sidoo kalena ay dhacdo Doorashada Gudoonka Baarlamaanka iyo Labadiisa ku sigeen 22-ka Bishan, waxaana muuqata in Jadwalkii la soo saaray aan loogu dhaqmin si sax ah.

Madasha Wadatashiga Qaran weli kama aysan hadlin Dib u dhaca ku yimid Doorashada Gudoonka Baarlamaanka iyo Labadiisa ku xigeen.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®