SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
22/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Doland Trump oo weerarada Barlin iyo Turkiga dadka geysanaya ee Muslimiinta ah waa in qunaqabateyn la sooro

Mar wax laga waydiiyay sida uu u arko weerarka sababay 12 qof ee ku dhintay gaadhigii


Madaxweynaha Ladoortay ee Mareykanka Donald Trump oo ka hadlay labada weerar ee kadhacay magaalooyinka Ankara iyo Berlin ayaa ku tilmaamay falal aad u fooxun, waxa uuna sheegay inay cadayn u tahay inuu ku saxsanaa qorshayashiisii uu ku sheegay inay tahay muhiim in lagaga xakameeyo soo galitaanka Muslimiinta ee Dalka Mareykanka.

Mar wax laga waydiiyay sida uu u arko weerarka sababay 12 qof ee ku dhintay gaadhigii lajiidhsiiyay iyo safiirka Ruushka ee ladilay, waxa uu yidhi “ Arimahan dhacaya oo dhan waa falal fool xun, foolxun” waxa uu sidoo kale sheegay inay ahaayen weerar lagu qaday Bani aadamka oo dhan.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®