SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
21/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Amaanka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo laga digay

Kadib markii ay ciidamo ka tirsan Militeriga Soomaaliya oo gadoodsan ay shalay la wareegen saldhigyo dhowr oo Shabeelaha dhexe ah hadda waxaa soo baxaya digniin ku aadan inaan la qalqal galin amaanka gobolka si ay u sii ahaato mid nabad ah.

Agaasimaha dhinaca nabadgalyada Jowhar ayaa u sheegay Warbaahinta in dowladda ay bixiso musharaadka ciidamada.

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya kuwa ku sugan Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa Shalay la wareegay Fariisimo dhowr ah oo ku yaalla Gobolka,kuwaas oo Mushaar la’aan ka cabanaya.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®