SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
21/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweynaha Gambia oo Yaxye Jamac oo markale ku celiyay inuusan xilka ka tageyn.

Madaxweynaha dalka Gambia Yaxye Jamac ayaa sheegay inuusan ka tageyn xilka madaxtinimo ee dalkaasi waxana uu dhaliilay dhex dhexaadnimada kooxda dhaqaalaha dowladaha galbeedka Africa e Ecowas kuwasi oo u socday sidii ay ugu qancin lahayen in talada dalkaasi uu ka tago.

Ugu danbeyntii ayuu Madaxweynaha dalka Gambia Yaxye Jamac waxaa looga guleystay doorashadii 1-di December uu kaga guleystay Adama Barow kaas markii danbe Iaanta Aadan Barow ay shegtey in mxkamd la soo taagi Dooono Madaxweyne Yaxye Jaamac markii uu xilka warejiyo.

Talafishinka qaranka ayuu markale la hadlay waxana uu sheegay inuu ku dhagan yahay mowqifkiisa ku aadan inuusan madaxtinimada dalkaasi baneeyn doonin.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®