SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
21/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Howlgallo ka socda Saaka Magaalada Boosaaso ka dib dilkii shaley ka dhcey

Howlgallo lagu baadigoobayo cidii ka dambeysay dilkii loo geystay Agaasimihii Madaxtooyada Magaalada Boosaaso ayaa waxaa magaaladaasi ka wadda ciidanka ammaanka maamulka Puntland.

Ciidamada ayaa doonaya in ay gacanta kusoo dhigaan kooxihii dambeeyay dilkaasi.

Xaafado ka mid ah Magaalada Boosaaso ayaa waxaa ka socda Baaritaano sida ay sheegeen dadka kunool Magaalada Boosaaso.

Magaalada Boosaaso ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa kusoo badanayay dilalka qorshaysan ee loo geysanaya Mas’uuliyiinta Maamulka Puntland.

Todobaadkii Hore ayay aheyd Markii Boosaaso lagu dilay Taliye kuxigeenkii Sadexaad ee ciidanka Booliska Puntland.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®