SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
20/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweynaha somalia oo Hambalyo u diray Ciidamada Booliska

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Hambalyo ku aadan Aas-aaskii Ciidamada Booliska Soomaaliya u diray Booliska Soomaaliyeed meelkasta oo ay Joogaan.

“Maanta oo ah 20-ka December aas-aaskii Ciidamada Booliska Soomaaliya oo ay ka soo Wareegatay 73 Sano waxaan Hambalyo u dirayaa Ciidamada Booliska Soomaaliya iyo Xaasaskooda”ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.

Sanad walba Maanta oo kale ayaa Soomaaliya laga xusaa aas-aaska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo maanta jirsaday 73 Sano.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®