SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
20/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Isgoysyada Saydika, Sheekh Cali Suufi , Maana booliyo iyo kuwa kale ayaa xiran.

Qaar ka mid ah Shacabka Muqdisho ayaa lugeynaaya Wadooyinka loo yaqaano jid cadaha si ay u gaaraan goobahooda shaqada.

20-kii December sanadkii 1943 ayay ahayd markii la unkay ciidanka booliska Soomaaliyeed, waxaana ay maanta ku beegantahay 20 december oo ah 73 guuradii ka soo wareegtay aas aaska ciidanka booliska.

Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb galaan Munaasabada.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka hadlaya Muhiimada ay u leedahay Ciidanka Booliska 20 december.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®