SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
19/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dekedda Magaalada Hobyo oo markii ugu horeysey Baabuur laga soo dejiyeey

Guddoomiyaha Degmada Hobyo Ee Goolka Mudug ee Maamulka Galmudug C.llaahi Cali Axmed Faad ayaa ka hadlay Hormarka iyo Shaqada ka socota Dekedda Magaalada Hobyo ee Galmudug.

C/llaahi Faad ayaa sheegay in Taariikhda markii ugu horeysay Dekedda Magaalada Hobyo laga soo Dejiyay Baabuur islamarkaana ay tahay Hormar u soo hoyatay Shacabka Reer Galmudug.

Guddoomiye C/llaahi ayaa intaa ku daray 19 Gaari Dekedda Hobyo Doon sida ay ku soo xiratay islamarkaan 10 laga dejiyay,kuwa harayna ay Dajintoodu hadda socoto.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®