SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
14/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Diwaan Gelinta xildhibaanada cusub oo ka bilaabatay Muqdisho

Diwaan gelinta Xildhibaanada cusub ee ku soo guuleystay doorashadii Aqalka Hoose iyo Aqalka Sare ee ka dhacday Caasimadaha maamul goboleedyada ayaa ka socota Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Xoghayaha Guud ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdikaxiin Xaaji Buux ayaa sheegay in diwaan gelinta Xildhibaanada cusub ay bilaabatay Shalay Shan Saac.

Waxaa uu xusay in xildhibaanada wali ku sugan meelihii lagu doortay looga baahan yahay in ay Muqdisho yimaadaan si ay isku diwaan geliyaan.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®