SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
14/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Akhriso:- Magacyada Xubnaha Aqalka Hoose iyo Aqalka Sare Puntland

Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland waxaa lagu doortay Xubnaha aqalka Sare iyo aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaliya ku matalaya deegaanada Maamulkaas.


37-xubin oo kamid noqonaya xubnaha aqalka Hoose ee Baarlamanka federaalka Soomaliya, iyo 11-xubnood oo kamid noqonaya xubnaha aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaliya ayaa lagu doortay Magaalada Garoowe.
Halkaan Hoose Ka akhriso Liiska Xubnaha.
1 Xubnaha aqalka Sare
2 Cabdiraxmaan Sheekh Axmed Maxamed Faroole
3 Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake
4 Farxaan Cali Xuseen
5 Bootaan Barre Samatar
6 Abdirisaaq Osmaan Jurille
7 Siciido Xasan Cismaan
8 Mahad Daahir Sh Nuur
9 Cabdisalaan Xaaji Maxamuud
10 Hodan Maxamuud Cismaan
11 Shukri Aadan Maxamed
12 Maxamuud Axmed Maxamuud
Xubnaha aqalka Hoose
1 Siciid Xuseen Ciid
2 Sakariiye Maxamuud Xaaji Cabdi
3 Burhaan Aadan Cumar
4 Jaabir Maxamed Cabdi
5 Siciido Maxamed Xasan
6 Sacdiyo Careys Ciise kaarshe
7 Cali Yuusuf Cali Xoosh
8 Siciid Daahir
9 Cumar Ismaaciil Waaberi
10 Cilmi Cumar Caynsane
11 Axmed Ismaaciil Maxamed Xaaji
12 Maxamuud Xayir Ibraahim
13 Cabdinaasir Siciid Muuse
14 Daahir Xaaji Geelle
15 Cabdirashiid Maxamuud Xasan
16 Cali Faarax Dhahar
17 Cali Axmed Jaamac Jangali
18 Daa’uud Maxamuud Cumar Bisinle
19 Cabdi Maxamud Maxamed
20 Faysal Cabdulle Guuleed
21 Daahir Maxamed Muuse
22 Sacdiya Yaasiin Samatar
23 Cabdirashiid Maxamed Gaboobe
24 Saadiq Warfaa
25 Sharmaake Garaad Saleebaan Buraae
26 Mohamed Abdullaahi
27 Maxamed Xaaji Geelle
28 Saleebaan Maxamuud Xaashi
29 Maxamed Cabdikaafi Maxamed
30 Cabdullaahi Bidhaan Warsame
31 Xaawo Yuusuf Axmed
32 Maxamuud Axmed Ciise
33 Axmed Ismaaciil Shabeel
34 Canab Xasan Cilmi
35 Axmed Maxamed Axmed
36 Deeqa Siciid Xasan
37 Igraan Yusuf xirsi.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®