SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
14/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Mdaxeynaha oo ka hadlay Xiriirka ka dhaxeeya Soomaaliya iy Imaaraadka carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ka hadlay xiriirka u dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo sidoo kale Imaaraadka Carabta.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in maalmahaan ay socdeen dicaayado lagu waxyeelleynayo xiriirka iyo saaxiibnimada u dhaxeeya Imaaraadka iyo Soomaaliya, taasina ay been abuur tahay, Waxaana uu sheegay in xiriir wanaagsan uu ka dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.

Xasan Sheekh Maxamuud hoggaanka dalka ayaa xusay in dowladda Imaaraadka ay taageero weyn ay siiso shacabka Soomaaliyeed.

Xiriirka ka dhaxeeya Soomaaliya iyo sidoo kale Imaaraadka ayuu ku tilmaamay in uu yahay mid soo jireen ah , islamarkaana sii jiri doona.

Hadalka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kusoo beegmaya xilli Maalmihii lasoo dhaafay ay jireen warar sheegaya in uu xumaaday xiriirka ka dhaxeeya hoggaanka dalka iyo sidoo kale dowladda Imaaraadka carabta.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®