SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
14/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Maamulka Hirshabeelle oo Baaq u diray Bulshada Soomaaliyeed

Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in baaro xoogan ay ku dhufteen degaanada maamulka Hirshabeelle.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre oo la hadlay Warbaahinta ayaa cabasho xoogan ka muujiyay Abaaraha ka jira degaanada maamulka Hirshabeelle.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in dadka kunool degaanada maamulka Hirshabeelle ay heytaan abaaro ba’an oo sameyn weyn ku yeeshay dadka iyo Duunyada.

Sidoo kale waxaa uu xusay in dadka ay haystaan cuduro kala duwan oo ay keentay abaarta , islamarkaana goobo Caafimaad oo ku filan Bulshada aan laga helin degaanada qaar.

Dowladda Soomaaliya ,bulshada Soomaaliyeed iyo sidoo kale Beesha Caalamka ayuu ugu baaqay in ay soo gargaaraan dadka ku dhibaateysan gobolada Hiiraan iyo sidoo kale Shabeelaha Dhexe.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®