SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
1212/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Puntland oo Lagu Eedeeyay in ay Mas’uul Ka Tahay Dib Usoo Laabashada Colaada Gaalkacyo

Maamulka Gobalka Mudug ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Shaaciyay in markale ay bur-burtay Xabad joojintii Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka mudug ay ku gaareen Hogaamiyaasha Maamulada Puntland iyo Galmudug.


Gudoomiye ku Xigeen Amniga iyo Siyaasada Gobalka Mudug ee Galmudug Cabdi Maxamed Xuseen oo la hadlay Idaacada Simba ayaa Puntland ku eedeeyey inay Jabiyeen heshiiskii Xabad joojinta Magaalada Gaalkacyo, islamarkaana ay wadaan ifafaalo maajinayo dagaal mar kale magaalada ka dhaca.

Gudoomiye ku-xigeenka ayaa Sheegay in Ciidamada Puntland ay Bbilaabeen Dagaalkii Shalay ka Dhacay Gaalkacyo kaas oo Tilmaamay in uu ka soo Horjeedo Heshiiskii uu Garwadeenka ka ahaa Ra’iisulwasaaraha Waqtigiisu Dhamaaday ee Cumar C/rashiid, islamarkaana ay saxiixeen madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Galmudug.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®