SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
1212/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Xildhibaanada kusoo baxay Doorashada Hada ka socota Garowe

 


Doorashada Aqalka Hoose ayaa Wali ka socota Magaalada Garowe ee Caasimada maamulka Puntland .

Doorashada Saaka ka socota Garowe waxaa kusoo baxay xildhibaano cusub oo ka mid noqon doona Baarlamaanka Soomaaliya.

Kursiga 34-aad ee Puntland ku yeelanayso Aqalka hoose oo ah kursiga Dhulbahante/Reer Khaalid, waxaa ku guulaystay Axmed Ismaaciil Shabeel oo helay 48cod, halka Axmed Ibraahim Cawaale ( oo aan xarunta joogin) uu helay 2cod, waxaa xumaaday 1cod.


Kursiga 33aad ee Puntland ku yeelanayso Aqalka hoose oo ah kursiga Dhulbahante/Jaamac Siyaad, waxaa ku guulaysatay Canab Xasan Cilmi oo heshay 45cod, Ifraax Nuur Maxamed waxay heshay 4cod, 1 codna waa uu xumaaday.

Doorashada ayaa Wali Socota.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®