SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
1212/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Akhriso:-Magacyada Xubnaha Aqalka Hoose iyo Aqalka Sare ee ka imaanaya Deeganada Galmudug

 

Galmudug ayaa guud ahaan soo gaba gabeysay Doorashada Xubnaha Aqalka hoose ee ka socotay Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Galmudug.


Kursigii ugu dambeeyay ayaa xalay lagu guuleystay, iyadoo si rasmi ah u soo dhameystirmeen Xildhibaanada ka soo galaya deeganada Galmudug Dowladda Dhexe.
Hadaba Halkaan ka Akhriso magacyada Xildhibaanada Aqalka hoose iyo Aqalka Sare ee Galmudug

1- Saciid Nuur Giriish
2 - Mahad Salaad
3 -Qaasim Maxamed Jamac .
4 -Duniyo Maxamed Cali
5 -Cabdi Shire Jaamac
6 - Xuseen Qaasim Yuusuf
7 - Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow.
8- Bootaan Ciise Caalin
9 - Xasan Macalin Maxamuud
10 - Maxamed Cabdulle Faarax Geesey
11 - Xirsi Aadan Rooble
12 - Saadaq Abdikarim Xaaji Ibrahim
13 - Abdulahi Ali Axmed
14 - Cabdiqadir Gaafow Maxamud
15 - Cabdiraxmaan Xuseen Odowaa.
16 - Naciimo Maxamed Gacal
17 - Maryan Cariif Qaasim
18 - Yusuf Xeyle Jimcaale
19 - Cabdiweli Maxamed Qanyare
20 - Cabdikarim Khalif Cabdi Dhalac
21 - Warsame Maxamed Xasan(Warsame Joodax)
22 - Cabdi Caziz Ilmi Cali
23 - Ikran Aden Absuge
24 - Axmed Macalin Fiqi
25 - Ubax Tahlil Warsame
26 - Maryan Maxamed Xuseen
27 - Maryan Xaaji Cabdi Geeddi
28 - Zakariye Xasan Cali
29 - Maxamed Axmed Abtidoon
30 - Saabir Nuur Shuriye
31 - Cabdixakim Macalin Xuseen
32 - Cali Axmed Sharif
33 - Nadifo Faarax Jaamac
34 - Abdiashakur Ali Mire
35 - Faarah Xassan
36 - Sahra Cumar Maalin
Dhinaca kale, Galmudug waxaa horay loogu doortay ilaa 8 Xildhibaan oo gobolka u matali doona aqalka sare ee federaalka ah.
Liiska Galmudug Ee Aqalka Sare:
1 - Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari)
2 - Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid
3 - Axmed Abdi Dhagdheer
4 - Yusuf Geelle Ugaas
5 - Zamzam Daahir Maxmud,
6 - Cabdiwaaxid Qoonjeex
7- Jawaahir Axmed Cilmi
8 - Abubakar Axmed Xaashi

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®