SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
1112/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Tirada dhimashda qaraxii saakey oo gaartey il 30 ruux iyo baadigoob gootii ka socda in dad kale la helo

Ugu yaraan 30 Qof oo isugu jira Shacab iyo Ciidan ayaa ku dhintay Qaraxii Saakay ka dhacay Agagaarka Dekedda Weyn ee Magaalada Muqdisho sida laga helayo Goobjoogeyaal iyo Saraakiisha Goobaha Caafimaadka ka tirsan.

Dadka ku dhintay Qaraxa ayaa intooda badan laga soo saaray Burburka Qaraxa uu geystay,waxaana sidoo kale weli la baadi goobayaa Dad Waxyeelo ay ka soo gaartay Qaraxa in ay ku hoosjiraan Burburka.

Geedo waa-weyn oo ku yaallay Goobta ayaa dhamaan Burburay,waxaana laga Cabsi qabaa in ay dad ku hoos jiraan.

Sidoo kale Dadka ku dhaawacmay ayaa la sheegay in 50 ay kor u dhaafeen,iyadoo Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ay u badan yihiin Dadka Muruq Maalka ah ee Dekedda ka Xoogsada iyo Darawalada ka xeeya Gaadiidka dekedda wax ka qaada.

Booliska Soomaaliya waxaa ay sheegeen in Qaraxa ay ku dhinteen illaa 11 Qof,inkastoo dadkii Goobjooga ahaa ayaa xaqiijiyeen in dhimashadu ay 30 ku dhaw dahay.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®