SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
1112/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Al-Shabaab oo sheegtey Qaraxii Saaka ka dhacay Muqdisho

 


Al-Shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyada weerarkii Saaka lagu qaaday Qaraxii ka dhacay dhismaha laanta Canshuuraha ee ku dhow dekeda Weyn ee Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Al-Shababa ayaa sheegtay in ay weerareen Saldhig ku dhow dekedda Muqdisho ,islamarkaana ay beegsadeen goobo ay joogeen Askar ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya .

Al-Shabaab ayaa sheegtay in weerarkaasi ay ku dileen 30 Askari oo ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya.


Saraakiisha ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa dhankooda sheegaya in Qaraxaasi ay ku dhinteen dad ku dhow 12 qof oo u badnaa dad shacab ah.

 


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®