SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
1112/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Qaraxii Saakay ka dhacay Agagaarka Dekedda oo dhimashadu mareyso ila 9 qof iyo dhawaca oo gaarey 15

 

Qof Goobjooge ah oo ku sugnaa Goobta uu Qaraxu ka dhacay ayaa sheegay in Qaraxu uu geystay Dhimasho iyo dhawac soo gaaray Dad ku sugnaa Goobta.

Qaraxa ayaa ka dhacay Dhismaha Laanta Canshuuraha oo u dhaw Dekedda weyn ee Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale waxaa halkaas baaritaano ka wada Ciidamada Ammaanka Soomaaliya,iyadoo Gudaha Dekedda aysan jirin wax Shaqo ah oo ka socota,waxaana Maamulka Dekedda ay Amar ku bixiyeen in Shaqadda la joojiyo.

Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in Qaraxa ay ku dhinteen 9 Ruux halka dhaawacu uu ka badan yahay illaa 15 kale.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®