SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
1112/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Baydhabo oo Xaflad Sagootin Ah Loogu Sameeyay Xildhibaanada Labada Aqal ee Koofur Galbeed

 

Xaflad balaaran oo lagu sagootinaayay xildhibaanada baarlamaanka Aqalka Sare & Kan Hoose ee ka imaanaya deeganada koonfur Galbeed Soomaliya ayaa xalay lagu qabtay Madaxtooyada Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Magaalada Baydhabo

Xaflada waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Koonfur Galbeeed Soomaaliya ahna Musharax Madaxweyne, Mudane Shariif Xasan Shiikh Aadan, Mas’uuliyiin,saraakiil ka Tirsan AMISOM, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan KGS.

ugu horeyntii Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya Shariif Xasan Shiikh aadan ayaa xildhibanada labada aqal ee la doortay kula dardaarmay in ay si daacad ah u gutaan xilka loo magacaaabay islamarkaana ay ka fogaadaan wax kastoo sharaf dhac u keenayo dalka iyo dadka Soomaliyeed.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®