SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
1112/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo ka hadlay Caqabadaha hortagaan Garsoorka dalka

 

Xeerilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in garsoorka Soomaaliya ay u shaqeeyaan si cadaalad in ay caqabad ku yihiin baarlamaanka Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay in garsoorka Soomaaliya ay yihiin kuwa gacmaha ka xiran.

Xeerilaaliyaha Qaranka ayaa sheegay in baarlamaanka Soomaaliya wali aysan meel marin golaha adeega garsoorka dalka.

Waxaa uu sheegay in aysan jirin isla xisaabtan dhab ah ,madaam uusan xaq u laheyn in uu ganaaxo xeerilaaliyaasha iyo sidoo kale garsoorayaasha dalka.

Hadalka kasoo baxay xeerilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa kusoo beegmaya xilli marar badan garsoorka Soomaaliya lagu eedeeyay in ay sameeyeen wax isdaba marin.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®