SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
10/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Qarax Kolonyo Ciidamada Huwan ah lagula eegtay Jubbada Hoose

Kolonyo Ciidamo dowladda Soomaaliya iyo kuwa Kenya isugu jiray oo ka soo ambabaxay deegaanka Taabto kuna sii jeeday deegaanka Qooqaani ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa inta u dhexeysa halkaas waxaa lagula eegtay Qarax Miino.

Wararka ayaa sheegaya in ay jiraan khasaarooyin soo gaaray Ciidamadaasi walow aan la cayimin.

Al Shabaab ayaa inta badan sheegtay weerarada Kolonyayada Ciidamada Huwanta ah lagula eegto deegaanada Jubbooyinka.

Ma jiro faah faahin rasmi ah Oo Saraakiisha Ciidamada Maamulka Jubbaland iyo kuwa AMISOM ay ka bixiyeen weerarkaasi.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®