SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
10/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Gobolada Woqooyi oo dib Kaga Bilaabanaysa Magaalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Sooamaliya waxaa maanta dib ugu bilaabanaya doorashada Xubnaha aqalka Hoose ee Gobolada Woqooyi Somali-land ku matalaya Baarlamanka Federaalka Soomaliya oo hakad la galiyay.

Doorashada ayaa ka dhacaysa saakay Xarunta Gaadiidka Booliska Degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir, waxaa horey loo doortay Lix Xildhibaan oo kamid Noqonaya xubnaha aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaliya, waxaase harsan Musharixiin kale oo loolan ugu jira sidii ay ugu soo bixi lahaayeen doorashada.

Doorashada Aqalka sare ee xubnaha Gobolada Waqooyi Somali-land ayaa dib loo dhigay todobaadkii aynu soo dhaafnay, inta Madaxda Madasha Wada-tashiga ay wada tashi ka yeelanayaan khilaafka iyo muranka ka taagan xubnaha ka soo jeeda Gobolada Sool iyo Sanaag oo ay dalbaneyso Puntland..

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®