SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
10/12/2016
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweyna Gambia Yahya Jammeh oo diidey natiijadii Hore u soo baxdey kana labtey aqbaaladiisii

Madaxweynaha dalka Gambia ee doorashada looga guulaystay Yahya Jammeh ayaa diiday oo ka noqday natiijada doorashada.

Yahya Jammeh,midig,waxaa doorashada kaga guuleystay, Adama Barrow, bidixImage

Yahya Jammeh,midig,waxaa doorashada kaga guuleystay, Adama Barrow, bidix.

Madaxweyna Yahye Jammeh ayaa horay u ogolaaday natiijada codadkii soo baxay isagoo intaasi raaciyay inuu aqbalay guusha musharaxii la tartamayay.

Balse war uu xalay ka baahiyay telefishenka dowladdda ayuu ku sheegay inuusan xilka ka dagayna, waxuuna ku baaqaay in doorasho cusub la bilaabo.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®